Wakhti Ay Shaqaaluhu Adoomo Noqdeen!

0
Thursday 8th December 2016 18:35:22 in Arrimaha Bulshada by Super Admin
  • Visits: 429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakhti Ay Shaqaaluhu Adoomo Noqdeen!

    Waayadii ay xooga lahayd dabaqadiihii maalqabeenka ah, shaqaalahooda waxay ula dhaqmi jireen sidii adoomada oo kale. Xubin dabaqadaasi ka mid ah ayaa soo xidhay nin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waayadii ay xooga lahayd dabaqadiihii maalqabeenka ah, shaqaalahooda waxay ula dhaqmi jireen sidii adoomada oo kale. Xubin dabaqadaasi ka mid ah ayaa soo xidhay nin
shaqaalihii ka mid ah ka dibna maxkamadda ayaa la soo taagay.
Xaakinka aya ku yidhi eedaysanaha isagoo dhegaysanba " waxaan kugu xukumay sadex maalmood oo xadhig ah” Madaama ninkaasi ku soo dacweeyay. Ninkii miskiinka aha ayaa ku yidhi : " Oo maxaad iigu xukuntay 3 maalmood anigoon denbi gelin, ma kan maalqabeenka”.
Xaakinka ayaa haddana ku yidhi : " Waxaan kaaga dhigay sadex bilood " Mar hadaad ka hadashay”.
Miskiinka oo waayo ? .. Xaakinka waxaan kaaga dhigay 3 sanadood oo xadhig.” Nin ilaaliye u ah xaakinka ayaa ku soo booday miskiinka shaqaalaha ah oo ku yidhi " Waar aamus yaan lagaaga dhigin 30 sano, oo aqoon u lahaa nidaamka dabaqadaha iyo dhaqankooda” . Waa sidaa marbay dunida ahaayeen dadka qaybo ka mid ahi adoomo ay hantiilayaashu leeyihiin. (Bourgeois (