Miskiin Guri ku Helay Qoys uu Dab ka Badbaadiyay

0
Sunday 4th December 2016 00:01:32 in Arrimaha Bulshada by Super Admin
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miskiin Guri ku Helay Qoys uu Dab ka Badbaadiyay

    Gobolka Texas ee dalka Maraykanka Islaan 66 sanno jirtay oo ku jirtay guri weyn ayaa qof aanay aqoon u lahayn oo aan haysan guri iyo weliba raashin ka dib markii uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolka Texas ee dalka Maraykanka Islaan 66 sanno jirtay oo ku jirtay guri weyn ayaa qof aanay aqoon u lahayn oo aan haysan guri iyo weliba raashin ka dib markii uu
gurigeeda hor seexday iyadoo qabow badani jiray. waxa kaloo ay siisay cuntadii uu u baahnaa.
Waxase dhacday in habeen iyagoo islaanta iyo qoyskeeda oo dhammi seexdeen in guriga dab ka kacay, islaanta ayaa ku baraarugtay oo qaylisya laakiin qofkii ugu horeeyay ee uu soo baxay wuxuu ahaa ninka ay kaalmeysay, kaasi oo halkii dabku ka bilaabmay helay oo bakhtiyay. Qoyska islaanta oo soo wada toosay ayaa ka badbaaday dabkaasi una mahad naqay ninkaasi
Ninkan ayay Islaantii siisay Gurigan uu dabka ka bakhtiiyay. Taasi waxay calaamad u tahay in qofka aad u samo-fashaa uu adigana kugu guntado wakhtiyo adag.