Dal Abeesadu ka Qaalisan Tahay Qiimaha Raashinka

0
Sunday 4th December 2016 00:00:03 in Arrimaha Bulshada by Super Admin
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dal Abeesadu ka Qaalisan Tahay Qiimaha Raashinka

    Tuullo ku taalla dalka Nigeria, ayaa dadka degani waxay aaminsan yihiin in Abeesada weyn ee ku nool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tuullo ku taalla dalka Nigeria, ayaa dadka degani waxay aaminsan yihiin in Abeesada weyn ee ku nool
deegaankaasi ay tahay xoolo ay leeyihiin. Dadkaasi ayaa si joogto ah u dila abeesooyinka oo qiime ahaan raashinka caadiga ah ka qaalisan, Sida uu daabacay wargeyska Dailymail.
Laakiin waxa la sheegay in abeesdaasi aanay ahayn mid halis ah sida tan Anolda ee ku nool Latin America, laakiin ay ka mid tahay noocyada Masaska waaweyn ee halista ah. Deegaankan ayaa waxa keliya ee ay sida joogtada hilibka uga helaan tahay abeesooyinka.