Madaxweynihii Hore Ee Federaalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Xamar Kaga Baxaya Iyo Meesha Uu Tagayo

0
Tuesday 28th February 2017 14:24:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Federaalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Xamar Kaga Baxaya Iyo Meesha Uu Tagayo

    Muqdisho(Haleel)Madaxweynihii Hore Ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo Markii Looga Awood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Muqdisho(Haleel)Madaxweynihii Hore Ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo Markii Looga Awood roonaaday Doorashadii Dalka Ka Dhacday 8 Bisha Gaba-gabadaa Ka Bixi Dalka, Wuxuuna Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho Oo Uu Haatan Ka Dagan Yahay Hoyi Uu Ku Lee Yahay.

Ilo muhiim ah ayaa Hada sheegaya inuu Xasan isku diyaarinaayo inuu ka dhoofo Magaalada Muqdisho waxaana uu noqon doonaa safarkiisi ugu horeeyay tan iyo markii uu xafiiska ka tagay Ugu Baxo Dalka Dibadiisa.

Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la Sheegay in uu u duuli doona dhowaan magaaladda Istanbul ee Dalka Turkiga, Waxaan la Filayaa in uu halkaas ku soo qaato nasiino, balse waxa uu ku soo laaban doonaa Muqdisho madaama uu noqonaya Sida Dastuurku Qorayo xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya.


Warar hoose ayaa sheegaya in Xasan uu safarka ku wehli doono saaxibkiis Faarax Shiikh C/qaadir , labada nin ayaa 4 sano oo wacan ku wada qaatay Villa Soomaaliya.

Lama Oga Xiliga Rasmigaa Ee Xasan Sheekh Ka Duuli Doono Magaalada Muqdisho, Waxaan Uu Xasan Sheekh Waqti Kula Soo Qaadan Doonaa Dalka Turkiga Qoyskiisa Oo Dagan.