Sawiro Laga Soo Qaaday Qaraxii lagu weeraray Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

0
Monday 10th September 2018 11:14:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro Laga Soo Qaaday Qaraxii lagu weeraray Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

    Sawiro Laga Soo Qaaday Qaraxii lagu weeraray Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Sawiro Laga Soo Qaaday Qaraxii lagu weeraray Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay




Warar dheeraad ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qarax gaari loo adeegsaday oo daqiiqo ka hor lagu weeraray xarunta degmada hodan ee gobalka Banaadir.

Muuqaalo laga soo qaaday xarunta degmada hodan ayaa muujinaya in bur-bur xoogan uu soo gaaray dhismayaasha ku yaala xarunta iyo xaafadaha ka agdhow,iyadoona xarunta guud ahaanba ay  burburtay.

In ka badan 7 qof ayaa la soo warinayaa in qaraxaasi ay ku dhinteen,halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay.





Gaadiidka gurmadka ayaa weli waxaa ay qaadayaan dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay xarunta degmada Hodan ee Gobalka Banaadir.

Ma jirto weli wax war ka soo baxay saraakiisha amaanka ee dowlada Soomaaliya.

Halkan ka daawo Sawirro