Mudahaaraadyo Iminka Istaadhmay Oo Lagaga Soo Horjeedo Maamul Goboleedyada Sida Ay Wax U Wadaan

0
Sunday 9th September 2018 11:23:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudahaaraadyo Iminka Istaadhmay Oo Lagaga Soo Horjeedo Maamul Goboleedyada Sida Ay Wax U Wadaan

    Mudahaaraadyo Iminka Istaadhmay Oo Lagaga Soo Horjeedo Maamul Goboleedyada Sida Ay Wax U Wadaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Mudahaaraadyo Iminka Istaadhmay Oo Lagaga Soo Horjeedo Maamul Goboleedyada Sida Ay Wax U Wadaan




Wararka Naga Soo gaadhaya degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayan in banaanbax looga soo horjeedo shirkii shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada kismaayo uu ka dhacay degmadaasi,islamarkaana Madaxda maamul gobaleedyada ay hakiyeen xiriirkii ay la lahaayeen dowlada dhexe ee Soomaaliya.

Waxgarad,Haween iy Caruur ayaa banaanbaxa ka qeyb galaya waxaana Garbahaarey laga dareemaya in ay aad u diidan yihiin shacabka qorshaha uu madaxweynaha Maamulka Jubbaland uu dhibaateynayo shacabka ka soo jeeda deegaanada Jubooyinka iyo Gedo sida ay hadalka u dhigeen

Ma jiraan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Garbahaarey ee Gobalka Gedo oo ka qeyb galay banaanbaxaasi.







Gargaar News