Shirka Maamul Goboleedyada Federaalka Ee Kismaanyo Ka Socda Oo La Filayo War-murtiyeed Kulul Inuu Ka Soo Baxo

0
Thursday 6th September 2018 08:49:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Maamul Goboleedyada Federaalka Ee Kismaanyo Ka Socda Oo La Filayo War-murtiyeed Kulul Inuu Ka Soo Baxo

    Kismaayo (GGN):-Waxaa maanta la filayaa in magaalada kismaayo lagu soo gaba gabeeyo shir mudo sedex maalin ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Kismaayo (GGN):-Waxaa maanta la filayaa in magaalada kismaayo lagu soo gaba gabeeyo shir mudo sedex maalin ah

oo u soconayay Madaxda Maamul gobaleedyada dalka ka jira ee kala ah Puntland, Jubbland, Koonfur galbeed,Galmudug iyo Hirshabelle,iyadoona lagu wado in warmurtiyeed ay ka soo saaraan.

Shirka ay leeyihiin Madaxda Maamul gobaleedyada ayaa waxaa diirada lagu saaray arimo ku aadan Awood qeybsiga Kheyraadka, amniga, siyaasada guud ee dalka iyo mad madowga soo kal dhex galay dowladda soomaaliya iyo xubno kamid ah madaxda maamul gobaleedyada.

Shirkaan ayaa laga soo saarayaa maanta warmurtityeed oo ay ku cadeynayaan madaxda yeeshay shirka waxyaabaha ay kawada hadleen maalmaha ay shirayeen, iyagoona maalintii koowaad ay dhaleeceen usoo jeediyeen madaxda ugu sareysa dowladda soomaaliya.








Goordhow La Soco Wararka La Xidhiidha