[Akhriso:-] Qarax ka Dhashay Warshad Gubatay oo Ay ku Geeryoodeen 8 Ruux

0
Tuesday 4th September 2018 09:32:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Qarax ka Dhashay Warshad Gubatay oo Ay ku Geeryoodeen 8 Ruux

    [Akhriso:-] Qarax ka Dhashay Warshad Gubatay oo Ay ku Geeryoodeen 8 Ruux

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[Akhriso:-] Qarax ka Dhashay Warshad Gubatay oo Ay ku Geeryoodeen 8 Ruux



Capetown (GGN) Shaqaalaha dabdamiska ayaa ku gudajira baadigoobka dad lagu tuhunsan yahay iney gudaha warashadda gubatay ku jireen xilliga uu qaraxa ka dhacayey, warshadda gubatay oo ku taalla duleedka magaalada Capetown ee dalka Koonfur Afrika.

Afhayeen u hadlay shaqaalaha dabdamiska ayaa wuxuu sheegay inuu warshaddu dabka qabsaday galabnimda maanta.


Dabka warshaddasi qabsaday oo ay qaraxyo waaweyn ka dhasheen lama garan waxa dabkaasi uu ka dhashay.








Waxa sababay dabka warshadda qabsaday lama garanLahaanshaha sawirkaTWITTER/TONY DA SILVA/VIA REUTERS
Image captionWaxa sababay dabka warshadda qabsaday lama garan

Warshadda gubatay ee Rheinmetall-Denel waxaa mulki ahaan u lahaa shirkado Koonfur Afrika iyo Jarmalka laga kala leeyahay.

Warshadda oo ah mid soo saarto hubka, bambooyinka iyo waxyaaba kale ee qarxa waxsoosaarkeeda ugu badan waxaa isticmaala Ciidamada iyo Booliska dalkaasi Koonfur Afrika qaarna dibadha ay u dhoofin jirtay.