Birihii Laydhka Ee Caasimadda Oo Qof Mayd Ahi Ka Soo Laa-laado Iyo Sawiro Laga Soo Qaaday

0
Monday 3rd September 2018 12:24:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Birihii Laydhka Ee Caasimadda Oo Qof Mayd Ahi Ka Soo Laa-laado Iyo Sawiro Laga Soo Qaaday

    Birihii Laydhka Ee Caasimadda Oo Qof Mayd Ahi Ka Soo Laa-laado Iyo Sawiro Laga Soo Qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Birihii Laydhka Ee Caasimadda Oo Qof Mayd Ahi Ka Soo Laa-laado Iyo Sawiro Laga Soo Qaaday



Muqdisho (GGN)Wararka ka imaanaya duleedka muqdisho gaar ahaan xaafadda Siinka dheer ayaa waxa ay sheegayaan in saaka waabirigii hore la arkay maydka nin dhalinayro oo ka lulanaya mid kamid Taawarrada korontada deegaankaasi.

Dadka ayaa sheegay in aysan garaneyn ninkan, waxa ayna sheegeen in qofkani uu sida la maleynayo galinkii danbe ee xalay fuulay Baalahan korontadu ay ku qabsatay.

Wali si rasmi ah looma oga sababta keentay in ninkani uu fuulo baalahan korontada siday, sidoo kalana shirikadda korontada iyo maamulka deegaankaaba wali kama aysan hadal dhacdadan naadirka ah.