Sirdoonka Soomaaliya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Qof Qaraxyo Cusub Sameynayay

0
Monday 3rd September 2018 12:18:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sirdoonka Soomaaliya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Qof Qaraxyo Cusub Sameynayay

    Sirdoonka Soomaaliya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Qof Qaraxyo Cusub Sameynayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Sirdoonka Soomaaliya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Qof Qaraxyo Cusub Sameynayay




Muqdisho (GGN) Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa war qoraal ah oo ay soo galisay barta ay ku leedahay mareegta Twitter-ka ayaa waxa ay ku sheegtay in ay gacanta ku dhigtay xubin ka tirsan Shabaab.

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in qofkan la qabtay maalinimadii shalay aheed, qofkan ayaa lagu eedeeyay in uu maleegayay qaraxyo.

Shalay galinkii hore ayaa ugu danbeysay oo Shabaab ay weerar ismiidaamin ah ku qaadeen xarunta degmada Hawl-wadaag, oo dad aan tiro yareyn oo rayid ay ku waxyeeloobeen.