[War Hadda Soo Dhacay:-] Laba Caruur Ah Oo Xeebta Badda Laga Helay Meydadkoodii Iyo Aabaha Dhalay Oo Hadlay

0
Tuesday 14th August 2018 08:57:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Laba Caruur Ah Oo Xeebta Badda Laga Helay Meydadkoodii Iyo Aabaha Dhalay Oo Hadlay

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Laba Caruur Ah Oo Xeebta Badda Laga Helay Meydadkoodii Iyo Aabaha Dhalay Oo Hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[War Hadda Soo Dhacay:-] Laba Caruur Ah Oo Xeebta Badda Laga Helay Meydadkoodii Iyo Aabaha Dhalay Oo Hadlay




Labo caruur ah ayaa saaka meydkooda waxaa laga helay xeebta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Caruurtan inta aana meydkooda lasoo helin, ayaa muddo waxaa la weysanaa halka ay jaan iyo cidhib dhigeen.

Burhaan Ismaaciil oo mid kamid ah caruurta ay baddu liqday waalid u ah ayaa sheegay in caruurtan ay muddo weysanaayeen, balse markii danbe lagu soo wargaliyay in laga helay meydkooda xeebta magaalada.






Kaluumeysatada Boosaasa ayaa soo helay meydka caruurtan oo baddu ku qariqmay xilli ay ku dabaalanayeen.