[War Deg Deg Ah:-] Ciidamadii Cabdi Iley Oo Dadkii Oromada Ahaa Xasuuqay Iyo Xaalad Oo Iminka Kacsan

0
Tuesday 14th August 2018 08:46:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:-] Ciidamadii Cabdi Iley Oo Dadkii Oromada Ahaa Xasuuqay Iyo Xaalad Oo Iminka Kacsan

    [War Deg Deg Ah:-] Ciidamadii Cabdi Iley Oo Dadkii Oromada Ahaa Xasuuqay Iyo Xaalad Oo Iminka Kacsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[War Deg Deg Ah:-] Ciidamadii Cabdi Iley Oo Dadkii Oromada Ahaa Xasuuqay Iyo Xaalad Oo Iminka Kacsan



Masuul ka tirsan Dawlad goboleedka Oromada ayaa sheegay in 31 ruux oo Oromo ah la dilay ka dib markii ciidammada gaarka ah ee deegaanka Soomaalida ee Liyuu Booliis ay rasaas ku fureen dad shacab ah subaxnimadii Axadda.

Arrintaas ayaa ka dhacday xadka gobolka Oromada iyo Soomaalida.

Dadka dhintay waxaa ku jira carruur iyo ciroole, shan ka mid ahna waxaa lagu sheegay dumar.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka ciidammada Liyuu Booliiska ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.




KhariidadKhariidadKhariidad