[DEG DEG]:- Maleeshiyaad Kasoo Goostay Maamul-gobolleedka Puntland Oo Hadda Isku Soo Dhiibay Ciidammada Qaranka Somaliland

0
Tuesday 19th June 2018 11:41:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Maleeshiyaad Kasoo Goostay Maamul-gobolleedka Puntland Oo Hadda Isku Soo Dhiibay Ciidammada Qaranka Somaliland

    [DEG DEG]:- Maleeshiyaad Kasoo Goostay Maamul-gobolleedka Puntland Oo Hadda Isku Soo Dhiibay Ciidammada Qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[DEG DEG]:- Maleeshiyaad Kasoo Goostay Maamul-gobolleedka Puntland Oo Hadda Isku Soo Dhiibay Ciidammada Qaranka Somaliland






Ciidammada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaanka Tuke-raq ee bariga gobolka Sool ayaa soo dhaweeyay ciidan-beeleed ka tirsanaa maleeshiyaadka Garoowe kuwaasi oo isku soo dhiibay ciidanka qaranka.


Ciidan-beeleedkan oo hubkoodii wata ayaa waxa soo dhaweeyay taliska sare ee militariga Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaanka Tuke-raq.

Ciidankan soo goostay oo ay ka muuqato diif iyo diihal badan islmarkaan aan sidan habayaraatee wax dirays ah, hal qaarkoodna ku labisan yihiin macawiso, waxa la filayaa in taakulo iyo tababarba ay u fidiyaan ciidanka qaranka Somaliland kadibna sidaasi lagu qareemayo.





Maamul-gobolleedka Puntland ayaa soo dhoobay jiidaha ay isku hor-fadhiyaan ciidanka qaranka Somaliland maleeshiyo beeleed uu kasoo uruuriyey badi gobolada koonfurta Soomaaliya iyadoo laba weerar oo ay kusoo qaadeenka ciidanka qarankana ay ka gaadhay dhirbaaxo aad u culus oo ilaa haatan ay kasoo kaban laayihiin.

Image may contain: one or more people, ocean, outdoor and nature

Image may contain: 2 people, people standing, sky, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, sky, outdoor and nature