[DEG DEG]:- Garoowe Oo Iminka Banaanbaxyo Ka Socdaan Iyo Dagaalkii Somaliland Iyo Maamulka Puntland Oo Xalada Cusubi Kasoo Kordhay

0
Monday 18th June 2018 12:38:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Garoowe Oo Iminka Banaanbaxyo Ka Socdaan Iyo Dagaalkii Somaliland Iyo Maamulka Puntland Oo Xalada Cusubi Kasoo Kordhay

    [DEG DEG]:- Garoowe Oo Iminka Banaanbaxyo Ka Socdaan Iyo Dagaalkii Somaliland Iyo Maamulka Puntland Oo Xalada Cusubi Kasoo Kordhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[DEG DEG]:- Garoowe Oo Iminka Banaanbaxyo Ka Socdaan Iyo Dagaalkii Somaliland Iyo Maamulka Puntland Oo Xalada Cusubi Kasoo Kordhay

 


Xarunta maamulka soomaaliya ee puntland looga taliyo ee magaalada Garoowe waxaa ka dhacay banaanbax Shacabku ku taageerayaan Ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira Somaliland, dadka ayaa sidoo kale ku dhawaaqayay inay ka xunyihiin dhibaato ay sheegeen inSomaliland ku hayso Shacabka reer Laascaanood.



 

Sidoo kale maalintii ciida ka dambeysay ayay ahayd markii shacabta ku dhaqan magaalada gaal-kacayo ay sidan oo kale ugu banaan baxeen ciidamada maamul goboleedka somaliya ee puntland inay dagaal adag la galaan ciidamada soomaaliland, xaaladda dagaalka tuke-raq ayaa isku badashay xaalad ka duwan kii dagaalka oo u muuqda mid qabyaaladeysan oo daaroodiya ah.



 

 

Ciidamo badan ayaa maalmihi ugu dambeeyayba kaga biirayay kuwa puntland deegaanada beelaha dhulbahante kuwaas oo sheegaya inay ku biirayaan ciidamada waxa ay ugu yeedheen dib u xoreynta gobolada somaliland haysato, xaaladda ayaa iminka wajiyo badan mar ba ku soo kordhayaan balse somaliland ayaa mar keliya ka hadashay dagaalka iyo weerarada qaawan ee ay somaliya ku soo qaadeyso dhulka iyo dadka reer somaliland.