[DEG DEG]:-Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland Oo Aad Isugu Soo Durkay Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo.

0
Sunday 17th June 2018 13:20:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:-Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland Oo Aad Isugu Soo Durkay Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo.

    [DEG DEG]:-Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland Oo Aad Isugu Soo Durkay Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[DEG DEG]:-Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland Oo Aad Isugu Soo Durkay Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo.

Ciidamada Somalailand  Puntland ee ku sugan duleedka Tukaraq ayaa 72-dii saac ee ugu dambeeyey lagu soo waramayaa inay si aad ah isugu soo dhowaadeen iyadoona laga cabsi qaba dagaal ka dhex qarxa markale labada ciidan.

Qaar kamid ah dadka fara kutiriska ah ee ku haray deegaamadaasi oo lahadlay warbaahintu waxay sheegeen in ciidanku ay mar walba isku dhowaadaan xilliyada habeenkii ah, xilli ay korortay cabsida ay dagaal dhaca ka qabaan.