[WAR CUSUB]:- Xaalad Cakiran Oo Ka Jirta Magaalada Laascaanood Iyo Ciidanka Somaliland Oo Ku Guuldareystay Sii Heynta Magaaladaasi

0
Sunday 17th June 2018 12:37:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR CUSUB]:- Xaalad Cakiran Oo Ka Jirta Magaalada Laascaanood Iyo Ciidanka Somaliland Oo Ku Guuldareystay Sii Heynta Magaaladaasi

    [WAR CUSUB]:- Xaalad Cakiran Oo Ka Jirta Magaalada Laascaanood Iyo Ciidanka Somaliland Oo Ku Guuldareystay Sii Heynta Magaaladaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[WAR CUSUB]:- Xaalad Cakiran Oo Ka Jirta Magaalada Laascaanood Iyo Ciidanka Somaliland Oo Ku Guuldareystay Sii Heynta Magaaladaasi



11 Sanno ka hor Somaliland waxay qabsatay Laascaanood oo xiligaas ay jireen tabashooyin badan oo ay qabeen Waxgaradka, Shacabka & Siyaasiinta miisaanka siyaasadeed ku leh gobalka Sool, waxay kala waregeen ciidamada Puntland, waxaana bishii October 2007-dii kusugnaa Hotelka Xamdi ee magaaladaas wafdi ka socday dhinaca Puntland, laakiin wafdigaa lama jecleyn marka laga hadlayo siddii ay Odayaashu ugu imaanayaan.

11 sano ka dib Somaliland waxa muuqatay mid  laga dooneyo gobalka, Isimo, Waxgaradka Iyo Shacabkuba waxay hadda mideeyeen dareenkooda ku aadan doonista Somaliland.

Xaalad Cakiran ayaa ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool,halkaasi marar badan shilal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac sababay.