[War Deg Deg Ah:-] Xaaladda Magaalada Laas-caanood Oo Maraysa Meel Culus + Dhaawaca Iyo Rasaasta Ciidamada

0
Thursday 14th June 2018 13:04:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1087
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:-] Xaaladda Magaalada Laas-caanood Oo Maraysa Meel Culus + Dhaawaca Iyo Rasaasta Ciidamada

    War Deg Deg Ah:- Xaaladda Magaalada Laas-caanood Oo Maraysa Meel Culus + Dhaawaca Iyo Rasaasta Ciidamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
War Deg Deg Ah:- Xaaladda Magaalada Laas-caanood Oo Maraysa Meel Culus + Dhaawaca Iyo Rasaasta Ciidamada


Laas-caanood (Gargaar):- Saddex Haween ah ayaa ku dhaawacmay rabshado ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Rabshadahan ayaa bilaamay kadib markii gaadhi ay la socdeen ciidamo ka tirsan Millateriga Somaliland ay soo galeen gudaha magaalada si ay uga adeegtaaan laakiin waxa ay isku dhaceen dad shacab ah.


Dhaawaca saddexda dumar ah oo laba xaaladdoodu culus tahay ayaa la dhiggay Cisbitaalka Manhal ee magaalada.
Maamulka gobolka Sool weli kama hadal arrintan.