Ciidmada Xasilinta Caasimada Maku Guuleysteen Xaqiijinta Amniga Mudadii ay ka howlgalayeen Magaalada Muqdisho.

0
Thursday 14th June 2018 12:41:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidmada Xasilinta Caasimada Maku Guuleysteen Xaqiijinta Amniga Mudadii ay ka howlgalayeen Magaalada Muqdisho.

    Ciidmada Xasilinta Caasimada Maku Guuleysteen Xaqiijinta Amniga Mudadii ay ka howlgalayeen Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Ciidmada Xasilinta Caasimada Maku Guuleysteen Xaqiijinta Amniga Mudadii ay ka howlgalayeen Magaalada Muqdisho.


Tan iyo bilowga bishan Dhammaadka ah ee Ramadaan Ciidamada Amniga Dowlada Soomaaliya waxay ku Guuleysteen in ay ka hortagaan Qaraxyo la Damacsanaa in laga Fuliyo Magaalada Muqdisho.

Sababaha ugu waa weyn oo ay Ciidamadaugu guuleysteen in ay niga ku Xaqiijiyaan ayaa waxay tahay ka dib markii ay sii Xoojiyeen Sugida Amniga Baaritaana ay ka Bilaabeen Guryaha iyo Wadooyinka.

Mudadii uu howlgalkan soconayay waxaa la hakiyay dhowr Qarax oo la qorsheynayay in laga Fuliyo Gudaha Magaalada mana dhicin Wax Qaraxyo ah Mudadii Bisha Ramadaan Lagu Guda Jiray.