Fanaanaddii Khadra Daahir Iyo Wasiir Cabdilaahi Cukuse Oo La Sheegay Inay Is Guursadeen

0
Thursday 14th June 2018 12:23:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanaddii Khadra Daahir Iyo Wasiir Cabdilaahi Cukuse Oo La Sheegay Inay Is Guursadeen

    London (Gargaar):- Hooyadii jaceylka maamo khadra daahir cige ayaa la sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
London (Gargaar):- Hooyadii jaceylka maamo khadra daahir cige ayaa la sheegay


 inay guursadaye Ex wasiir cabdilaahi cukuse oo ay in badan lahaayeen jacayl soo jireen ah oo ay wada ogaayeen dadka reer hargeysa, ex wasiir cukuse markii uu ahaa wasiirka xanaanada xooolaha somaliland ayaa la ogaaday in ay is jecel yihiin khadra daahir cige maadaama in badan la maqlayey dhawaaqa jacaylkooda .

Sidoo kale magaalada london ee xarunta ingiriiska ayay wada degan yihin ex wasiir cukuse iyo khadra daahir waxaana wasiir cukuse uu bilaabay iskuul waxbarasho oo lala rabo inuu ku gaadho heer jaamacadeed dhinaca kale fanaanada khadra daahir cige ayaa lagu wadaa in ay u qaado wasiir cukuse sharci deganaanshiiyo ah oo uu ku degi rabo dalka ingiriiska