[Sawiro:-] Abwaan Baarleex oo Caafimaad Dibedda ah loo Qaaday Iyo Magaalada Muqdisho Oo Uu Macasalaameeyay

0
Thursday 14th June 2018 12:07:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Sawiro:-] Abwaan Baarleex oo Caafimaad Dibedda ah loo Qaaday Iyo Magaalada Muqdisho Oo Uu Macasalaameeyay

    [Sawiro:-] Abwaan Baarleex oo Caafimaad Dibedda ah loo Qaaday Iyo Magaalada Muqdisho Oo Uu Macasalaameeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[Sawiro:-] Abwaan Baarleex oo Caafimaad Dibedda ah loo Qaaday Iyo Magaalada Muqdisho Oo Uu Macasalaameeyay Kadib mudo uu ku xanuunsanayay Muqdisho iyo meelo kale Abwaan C/llaahi Xersi Baarleex ayaa saakay loo qaaday Isbitaal ku yaalo dalka Turkiga si loogu soo Daaweeyo.

Dowladda Soomaaliya ayaa gacan ka geysatay in Abwaanka dibadda loogu qaado xaalado Caafimaad waxaana fududeeyay Xaafiiska Madaxweynaha Soomaaliya.

Saraakiil u hadashay Xafiiska Madaxweymaha Soomaaliya ayaa Warbaahinta u sheegag iney ka warqabi doonaan Abwaan Baarleex inta uu ka Caafimaadayo ee uu ku sugan Dalka Turkiga.

Maareeyaha Wakaaladda Murtida iyo Wacyi Gelinta Soomaaliya Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure ayaa ka mid ahaa Masuuliyiinta arintaan wax ka soo abaabulay Islamarkaana saakay ku sagootiyay Airport-ka Muqdisho.