Nin Dhawaac Culus U Geystay Askari Ciidanka Ka Tirsan Oo Isna Iminka Rasaas Nafta Lagaga Saaray [Xaalad Culus]

0
Thursday 14th June 2018 11:53:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Dhawaac Culus U Geystay Askari Ciidanka Ka Tirsan Oo Isna Iminka Rasaas Nafta Lagaga Saaray [Xaalad Culus]

    Nin Dhawaac Culus U Geystay Askari Ciidanka Ka Tirsan Oo Isna Iminka Rasaas Nafta Lagaga Saaray [Xaalad Culus]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Dhawaac Culus U Geystay Askari Ciidanka Ka Tirsan Oo Isna Iminka Rasaas Nafta Lagaga Saaray [Xaalad Culus]


Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa xalay magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxay ku toogtayn nin hubeysan oo Askari Ciidamada Dowladda ka tirsan ku dhaawacay Bartamaha magaalada.

Goob joogayaal ayaa KNN u sheegay in Askariga dhaawaca ah uu rasaas ku furay Laba nin oo bastoolado wata kuwaas oo rasaas kusoo riday waxaana dhaawac soo gaaray u dhintay mid ka mid ah ragii dilka fulin rabay.

Carab Yuusuf Nuur oo ka tirsan Saraakiisha gobalka ayaa KNN u sheegay in Askariga dhaawac uu soo gaaray ragii soo weerarayna uu toogtay mid ka mid ah kan kalane ay ku daba jiraan Ciidamada amaanka Soomaaliya.