Dowlada Imaaraadka Carabta Oo Hanjabaadii Ugu Cuslayd Iminka Soo Saartay Iyo Xaaladda Cusub [Maxaa Soo Kordhay?]

0
Wednesday 13th June 2018 13:51:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Imaaraadka Carabta Oo Hanjabaadii Ugu Cuslayd Iminka Soo Saartay Iyo Xaaladda Cusub [Maxaa Soo Kordhay?]

    Dowlada Imaaraadka Carabta Oo Hanjabaadii Ugu Cuslayd Iminka Soo Saartay Iyo Xaaladda Cusub [Maxaa Soo Kordhay?]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Dowlada Imaaraadka Carabta Oo Hanjabaadii Ugu Cuslayd Iminka Soo Saartay Iyo Xaaladda Cusub [Maxaa Soo Kordhay?]

 

 


Wadanka Imaaraadka ayaa u qabtay kooxaha Xuutiyinta Yemen waqti kama dambays ah oo ay ciidamadooda ugala baxaan magaalada dekadda leh ee Xudeydah., Imaaraadka ayaa waxa ay ku hanjabeen in haddii aysan Xutiyiinta ciidamadooda halkaasi kala bixin ay weerari doonaan.

Sidoo kale gargaarka bina’aadanimo ee muhimka ah ee la gaadhsiiyo Yemen ayaa waxa uu ka degaa dekadaasi., Wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka, Anwar Gargash, ayaa BBC u sheegay in isbahaysiga uu dulqaadkii ka dhamaaday gaar ahaan marka ay timaado in arrintan lagu xaliyo qaab dublamaasiyadeed.





Geesta kale xulafada uu Sacuudiga hogaamiyo ayaa waxa ay horey Xuutiyinta ugu qabteen in muddo 48 saacadood ah ay uga baxaaan Xudeydah.,horey ayay dowladda Britain u sheegtay in ay isku dayi doonto in ay ku qanciso xulufadada uu Sacuudiga hogaamiyo in aysan weerarin magaalada dekadda leh ee Xudeydah ee dalka Yamen.

 

Ugu dambeyntiina qaramada Midoobay ayaa ka digtay in 250,000 ay naftooda halis galayso haddii xulufada Sacuudiga ay ku dhaqaaqaan weerar ay ku qadaan dekadda magaaladaasi ku taala