Ciidamada Dalka Iiraan Oo Gudaha Waddanka Soomaaliya Ka Fuliyey Hawl-galo Culus Iyo Budhcadeed Ay Ka Qafaasheen [Sawiro]

0
Sunday 10th June 2018 13:06:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dalka Iiraan Oo Gudaha Waddanka Soomaaliya Ka Fuliyey Hawl-galo Culus Iyo Budhcadeed Ay Ka Qafaasheen [Sawiro]

    Ciidamada Dalka Iiraan Oo Gudaha Waddanka Soomaaliya Ka Fuliyey Hawl-galo Culus Iyo Budhcadeed Ay Ka Qafaasheen Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Ciidamada Dalka Iiraan Oo Gudaha Waddanka Soomaaliya Ka Fuliyey Hawl-galo Culus Iyo Budhcadeed Ay Ka Qafaasheen Sawiro



Dahraan (Gargaar):- Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Iiraan ayaa hawl-gal qarsoodi ah ka fuliyay gudaha waddanka federaalka ah ee  Soomaaliya, iyagoo kusoo furtay hawl-galadaasi ciidamada dalka iiraan  Afar ruux oo kalluumaysato reer Iiraan ah kuwaasi oo ay horay u afduubteen Budhcad-badeeda soomaalida sannadkii 2015kii.






Image may contain: one or more people, people standing, basketball court, sky and outdoor

Image may contain: 1 person