Waddooyinkii Caasimadda Soomaaliya Oo Dib Loo Furay Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Amar Ku Bixiyey

0
Sunday 10th June 2018 12:59:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddooyinkii Caasimadda Soomaaliya Oo Dib Loo Furay Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Amar Ku Bixiyey

    Waddooyinkii Caasimadda Soomaaliya Oo Dib Loo Furay Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Amar Ku Bixiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Waddooyinkii Caasimadda Soomaaliya Oo Dib Loo Furay Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Amar Ku Bixiyey Inta badadn wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay dib loo furay waxaana ku sugan Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka Soomaaliya oo Gaadiidka iyo dadweynaha Baaraya.

Wadooyinka saakay furan ayaa Labaddii maalmood ee ugu dambeysay u xirneed Ciidamada amaanka Soomaaliya waxaana taasi qeyla dhaan xoog leh ka muujiyay qeybaha Shacabka ee ku nool magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa amay shalay galab in la furo wadooyinka xiran si deg deg ah, waxaana xalay dhaqan galay amarka Madaxweynaha Soomaaliya.

Shacabka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay amarka Madaxweynaha iyo furitaanka wadooyinkii xirnaa ee gobalka Banaadir.