Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Si Toos Ah U Bilowday Qorshe Dadka Lagaga Adkeynayo Dhoofka Dibedda [Akhriso]

0
Sunday 10th June 2018 11:52:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Si Toos Ah U Bilowday Qorshe Dadka Lagaga Adkeynayo Dhoofka Dibedda [Akhriso]

    Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Si Toos Ah U Bilowday Qorshe Dadka Lagaga Adkeynayo Dhoofka Dibedda Akhriso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Si Toos Ah U Bilowday Qorshe Dadka Lagaga Adkeynayo Dhoofka Dibedda Akhriso Dowlada Somalia ayaa bilowday qorsho lagu doonaayo in lagu adkeeyo dhoofka Soomaalida ku sugan gudaha dalka.

Dowlada ayaa sheegtay in dhoofka ay ka adkeyn doonto dhanka Garoomada iyo Dekkada kuwooda ay gacanta ku heyso Dowlada Somalia.

Dowlada ayaa waxaa adkeynta dhoofka kala shaqeyn doona hay’adda socdaalka caalamiga ee IOM, taa oo bixineysa qalabka lagu koontarooli lahaa dadka dhoofka ah.

Mas’uul u hadlay hay’adad ayaa sheegay inay bilaawen hirgalinta qalabka dijitalka ee akhriya faraha dhoofayaasha.

Waxa uu mas’uulkaani sheegay inay hadda wadaan sida ay Garoonka Aadan Cadde ugu rakibi lahaayen qalabka, waxa uuna intaa raaciyay in Garoonka kadib ay ku xirayaan Dekkada Muqdisho.

Sidoo kale, waxa uu sheegay in qalabka ay gaarsiin doonaan dhammaan Garoomada iyo Dekadaha ay gacanta ku heyso dowlada Somalia, si loola socdo dhaqdhaqaaqa dadka dhoofka ah.

Hay’adda IOM waxay kaloo sheegtay in qalabkaasi muhiim u yahay kontoroolka si looga hortago kiisaska Tahriibka iyo fal kasta oo isku day oo la isticmaali karo.

Dhinaca akle, hay’adda IOM ayaa cadeysay inay is garab taagi doonto Dowlada Somalia oo iminka kasoo kabaneysa burburka.