[Deg Deg] Maamulka Puntland Oo Dil Toogasho Ku Xukumay Saraakiil Ka Soo Jeeda Buuhoodle Iyo Sool +[Magacyada Saraakiisha La Xukumay]

0
Saturday 9th June 2018 15:40:19 in Wararka by Xafiiska Dhexe
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg] Maamulka Puntland Oo Dil Toogasho Ku Xukumay Saraakiil Ka Soo Jeeda Buuhoodle Iyo Sool +[Magacyada Saraakiisha La Xukumay]

    [Deg Deg] Maamulka Puntland Oo Dil Toogasho Ku Xukumay Saraakiil Ka Soo Jeeda Buuhoodle Iyo Sool +[Magacyada Saraakiisha La Xukumay]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[Deg Deg] Maamulka Puntland Oo Dil Toogasho Ku Xukumay Saraakiil Ka Soo Jeeda Buuhoodle Iyo Sool +[Magacyada Saraakiisha La Xukumay]



Maamulka Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukumay 7 Saraakiil ka soo jeeda gobolada Sool iyo Buuhoodle kuwaasi oo dhawaan ka goostay ciidamada Puntland isla markaasna gaadhay Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn.


Magacyada Saraakiisha dilka lagu xukumay.


1: Jaamac Cabdi Nuur Maxamed

2: Cabdi rashiid Ismaaciil Geelle.

3:Maxamed Axmed Bootaan

4:Cabdi cumar Jaamac

5: Siciid Maxamed Axmed

6: Cabdi Dhuux Cali Xasan

7: Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ashkir