[DEG DEG]:-Madaxweyne Ku Xigeenka Putland Oo Maleeshiyaadkii Uu Soo Uruuriyey Soo Dhoobay Tukeraq Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo Inuu Markale Tukeraq Dhaco

0
Tuesday 5th June 2018 11:02:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:-Madaxweyne Ku Xigeenka Putland Oo Maleeshiyaadkii Uu Soo Uruuriyey Soo Dhoobay Tukeraq Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo Inuu Markale Tukeraq Dhaco

    [DEG DEG]:-Madaxweyne Ku Xigeenka Putland Oo Maleeshiyaadkii Uu Soo Uruuriyey Soo Dhoobay Tukeraq Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo Inuu Markale Tukeraq Dhaco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[DEG DEG]:-Madaxweyne Ku Xigeenka Putland Oo Maleeshiyaadkii Uu Soo Uruuriyey Soo Dhoobay Tukeraq Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo Inuu Markale Tukeraq Dhaco

 




Madaxweyne kux-igeenka maamulka Putland ayaa ciidan uu soo ururiyey geeyey jiida tukaraq halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidammada qaranka Somalind.


 

ciidankan ayaa laga soo ururiyey Buuhoodle magaalooyinka hoos yimaada iyadoo lagu soo ururiyey lacag iyo hub ayaa laydisiinayaa oo aan waxba ka jirin kuwii hore mushahar la,aan u dagaalami waayey.


Puntland ayaa markale isku diyaarinaysa weerar ay kusoo qaado Somaliland muddo ka yar bil gudaheed.

xigasho karinnews