[War Deg Deg Ah:-] Puntland Oo Iminka Soo Bandhigtay Meydadka Ciidamada Iyo Sawirada Markii Ugu Horreysay Ee Ay Shaaciyeen [Sawiro]

0
Monday 4th June 2018 13:46:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:-] Puntland Oo Iminka Soo Bandhigtay Meydadka Ciidamada Iyo Sawirada Markii Ugu Horreysay Ee Ay Shaaciyeen [Sawiro]

    Garoowe (Gargaar) – War kasoo baxay taliska Ciidamada Amaanka Puntland (PSF) ayaa lagu soo bandhigay sawirada meydadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Garoowe (Gargaar) – War kasoo baxay taliska Ciidamada Amaanka Puntland (PSF) ayaa lagu soo bandhigay sawirada meydadka

 la sheegay inay yihiin maleeshiyaadkii Alshabaab ee weerarka gaadmada ah ku qaaday saldhig ciidanka badda Puntland (PMPF) ay ku leeyihiin deegaanka Bali Khadar ee buuraha Galgala.

Saraakiisha ciidanka PSF ayaa hore u sheegay inay dilleen 41 ka mid ah kooxda Alshabab kadib markii dagaal dagaal rogaal celin ah uga daba tageen maleeshiyaadkii Alshabab ee habeen horre soo weerarey saldhigooda degaanka Bali Khadar.

Meydadka sawirrada iyo muuqaallada ka muuqda ayaa ka yar tirada ay ciidamada Puntnad sheegeen inay ka dileen kooxda Alshabaab ee ka howlgasha buuraha Galgala, iyadoo aanay jirin cid dhexdhexaad ah oo xajiijisay arrintan.