[DEG DEG;-]Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Oo Jeelka Ku Booqday Boqor Buurmadaw+ Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Boqorku.

0
Sunday 6th May 2018 15:40:58 in Wararka by Xafiiska Burco
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG;-]Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Oo Jeelka Ku Booqday Boqor Buurmadaw+ Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Boqorku.

    Hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shalay dalka soo gaadhay ayaa saaka jeelka weyn ee Hargeysa ku booqday Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadaw).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shalay dalka soo gaadhay ayaa saaka jeelka weyn ee Hargeysa ku booqday Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadaw).

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Ayaa Noqonayaa Masuulkii Ugu Horeeyey Ee Ka Tirsan Xisbiga Waddani Ee Boqosho Ugu Taga Boqorka Mudadii Uu Xidhnaa.

 Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadaw) Oo maxkamadda Hargeysi ku xukuntay 5 sano oo xadhig ah ayaa racfaan ka qaatay xukunkaasi maxkamadeed Waxaa Dib Loo Dhegaeysanayaa Dawlada Boqorka 8 Bisha.

 

 

 Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

 Image may contain: one or more people and people standing