Qaramada Midoobay Oo Ka Hadlay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Soomaaliya [Akhriso:-]

0
Tuesday 1st May 2018 10:20:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Ka Hadlay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Soomaaliya [Akhriso:-]

    Muqdisho-(Gargaar)-Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey uqaabilsan soomaaliya Ambasdr Micheal Keating

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(Gargaar)-Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey uqaabilsan soomaaliya Ambasdr Micheal Keating

ayaa hambalyo waxa uu udiray afhayeenka cusub ee Golaha shacabka, kaa oo shalay Muqdisho lagu doortay.

Ambadr Keating ayaa sidoo kale ku amaanay xildhibaanada Golaha shacabka qaabka daahfurnaanta leh ee ku guteen waajibkooda.

Dhanka kale Micheal Keating mahadnaq ayuu usoo jeediyay gudoomiyihii hore ee Barlaamanka Pro Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari kaa oo soo hogaaminayay Barlamaankii 9-aad iyo kan tobnaad ee xiligan shaqeeya.

Ambasador Keating ayaa kula darmaamay dhinacyada hardanka siyaasadeed ee soomaliya uu ka dhaxeeyo in ey had iyo jeer ilaaliyaan sareenta sharciga, taana ey muhiim utahay baraaraha iyo horu usocdka umadda soomaaliyeed.

Maalinimadii shalay aheed kadib muddo barlamaanka shaqadiisu ey habac iyo jahawareer siyaasadeed ey gashay kadib waxaa la doortay gudoomiye Maxamed Mursal Sh Cabdirahman oo dhawaan iska casilay xilka wasiirka difaacca soomaaliya.