Ra'iisul wasaare xigeenka Soomaaliya Oo Madaxweynaha Burundi Maanta kulan Yeelanaya Iyo Waxay Ka Wadahadli Doonaan

0
Monday 30th April 2018 11:23:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul wasaare xigeenka Soomaaliya Oo Madaxweynaha Burundi Maanta kulan Yeelanaya Iyo Waxay Ka Wadahadli Doonaan

    Ra'iisul wasaare xigeenka Soomaaliya Oo Madaxweynaha Burundi Maanta kulan Yeelanaya Iyo Waxay Ka Wadahadli Doonaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Ra'iisul wasaare xigeenka Soomaaliya Oo Madaxweynaha Burundi Maanta kulan Yeelanaya Iyo Waxay Ka Wadahadli Doonaan




Ra’iisul Wasaaraha ku- Xigeenka dalka ayaa kulan laqadan doona maantay Madaxwaynaha dalka Buruundi waxana ay kawada hadli doonaan hagaajinta xiriirka labada dal Burundi iyo Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ku- Xigeenka Mahadi Maxamed Guuleed ayaa dhanka kale ku bogaadiyay ciyaartoyda Da’dooda tahay 17 jirada meesha wanagsan ee ay soo gareen ee Finalka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee xulkeena Soomaaliya u laqatay ciyaartooyada dalka Tanzania.

Mahadi Maxamed Guuleed ayaa sido kale kulaamo gooni gooni ah la qadan doona masuuliyiintii kasoo qayb gashay Ciyaarah Finalka ahaa ee Bariga iyo Bartamaha Afrika sii sare lagu qadi laha tayada ciyaartooyada Soomaaliyeed ku matasha tartanaada Bariga iyo Bartamah Afrika.

ciyaartooyada Soomaaliya ayaa guul kasoo hooyay ciyaarti ku soo dhamaatay dalkasi Burundi maalinti shalay ahayd