Madaxweynayaasha Naigeria Iyo Mareykan Oo Ka Wadahadli Doona Amniga Iyo Qodobo kale

0
Monday 30th April 2018 11:19:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 21
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynayaasha Naigeria Iyo Mareykan Oo Ka Wadahadli Doona Amniga Iyo Qodobo kale

    Us (Gargaar) Madaxweynaha dalka NigeriaMohamaduBuhari ,ayaa noqon doona hogaamiyihii ugu horeeyay oo Afrikaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Us (Gargaar) Madaxweynaha dalka NigeriaMohamaduBuhari ,ayaa noqon doona hogaamiyihii ugu horeeyay oo Afrikaan


 

 

 

 ah oo uu qaabilo Madaxweynaha dalka MareykanaDonald Trump,saacadaha soo socda marka uu gaaro Magaalada Washington.

Waxaa la filayaadhinacyadaasi In ay ka wada hadlaan danaha dhaqaale iyo kan amni ee labada dal waa Nigeria iyo Mareykanka,waxaana laga yaabaa inay diiradda saaraan arrimo badan oo culus.

Hogaamiyaasha dalal badan oo Afrikaa ah ayaa si dhow ula socon doona wadahadaladaasi,kadib kolkiiMr Trump horay loogu eedeeyay in uu qaaraadda Afrika ku tilmaamaymeel aan fiicneyn oo wasakh ah

Mohamadu Buhaari waa Madaxweynihii ugu horeeyay oo Afrikaan oo la kulmaya Mr.Trump oo dhowr bilood ka hor aflagaado u geystay qaaradda Afrika iyo dadkeeda.