[Xasaasi] Sh. Aadan Sunne Oo Markale Maanta Maxkamadda La Hor Keenay [Miyaa La Xukumay?]

0
Saturday 28th April 2018 16:10:17 in Wararka by Xafiiska Dhexe
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xasaasi] Sh. Aadan Sunne Oo Markale Maanta Maxkamadda La Hor Keenay [Miyaa La Xukumay?]

    [Xasaasi] Sh. Aadan Sunne Oo Markale Maanta Maxkamadda La Hor Keenay [Miyaa La Xukumay?]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Xasaasi] Sh. Aadan Sunne Oo Markale Maanta Maxkamadda La Hor Keenay [Miyaa La Xukumay?]




Dacwadda ka dhanka ah Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) ayaa maanta markii afraad ka bilaabmatay maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa.



Dacwadda ayaa socotay in ka badan siddeed saacadood, iyadoo dacwaddu ay bilaabmatay saaka 8:30 illaa 3:50 galabnimo.

Sheekha ayaa muddo ka badan 8 bilood ku xidhnaa jeelka Mandheera, illaa haddana lama xukumin.



Sheekh Aadan Sunne ayaa kamida Culimada caanka ka ah magaalada Hargeisa iyadoo xukumadda Somaliland dhowr jeer xidhay.