[Akhri:-] Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Qarax Ka Dhacay Magaalada Galkacyo Iyo Talihiyihii Gobolka Oo Ku Jira

0
Saturday 28th April 2018 13:13:34 in Wararka by Xafiiska Dhexe
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhri:-] Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Qarax Ka Dhacay Magaalada Galkacyo Iyo Talihiyihii Gobolka Oo Ku Jira

    [Akhri:-] Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Qarax Ka Dhacay Magaalada Galkacyo Iyo Talihiyihii Gobolka Oo Ku Jira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Akhri:-] Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Qarax Ka Dhacay Magaalada Galkacyo Iyo Talihiyihii Gobolka Oo Ku Jira








Inta la xaqiijiyay 3 ruux ayaa ku geeriyootay 6 kalana dhaawac ayaa soo gaadhay kadib markii Saaka Magaalada Gaalkacyo uu ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah.


Dadka dhintay badankooda oo ahaa Askar ka tirsan ciidamada Isku dhafka ah ee Gaalkacyo ka howlgalayay Bilihii lasoo dhaafay.


Dadka dhintay ayaa waxaa ka mid ah Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud (Xoreeye) oo ahaa taliyihii ciidamada Milatariga ee Isku dhafka ahaa ee gobolka Mudug ka howlgalaayay iyoC/qani Axmed Geyre oo Kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka.




Laamaha ammaanka iyo maamulka gobolka Mudug ayaa lafilayaa inay goor dhow warbaahinta faahfaahin ka siiyaan qaraxaasi, khasaaraha ka dhashay, cidda ka dambasay iyo xog ku saabsan baaritaanada laamaha ammaanku ay sameeyeen.