[WAR CUSUB]:-Dalka Imaaraadka Carabta Oo Iminka Soo Saaray War Ka Farxiyey Somaliland+Muxuu Yahay Warku [Akhriso ]

0
Monday 23rd April 2018 15:48:42 in Wararka by Xarunta Guud
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR CUSUB]:-Dalka Imaaraadka Carabta Oo Iminka Soo Saaray War Ka Farxiyey Somaliland+Muxuu Yahay Warku [Akhriso ]

    [WAR CUSUB]:-Dalka Imaaraadka Carabta Oo Iminka Soo Saaray War Ka Farxiyey Somaliland+Muxuu Yahay Warku [Akhriso ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[WAR CUSUB]:-Dalka Imaaraadka Carabta Oo Iminka Soo Saaray War Ka Farxiyey Somaliland+Muxuu Yahay Warku [Akhriso ]
waxay websitekeeda laga codsado E-Visa ka saartay Soomaaliya iyada oo ku bedeshay Republic of Somaliland.


Ogolaanshaha Baasaboorka Somaliland ee Imaaraadka ayaa noqonaysa mid taariikhiya.


Hore waxa Somaliland u iman jiray labada diyaaradood ee Fly Dubai iyo Air Arabia kuwaasi oo si toosa iskaga kala goosha Somaliland iyo Imaaraadka Carabta





Toddobaadkan ayay markii ugu horeysay dad ku galeen Imaaraadka, Somaliland Passport. Wefti dhawaan tagey dalka Imaaraadka oo uu hoggaaminaayo madaxwaynaha Somaliland waxay sheegeen in Imaaraadku ogolaaday in dalkiisa lagu geli karo Passport-ka Somaliland.

  Xigasho Karinnews