Magacaabistii Madaxweyne Muuse Biixi Shalayto Sameeyay Iyo Sida Beeluhu U Kala Badsadeen [Akhrsio Beelaha:-]

0
Sunday 22nd April 2018 08:47:21 in Wararka by Admin Office
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacaabistii Madaxweyne Muuse Biixi Shalayto Sameeyay Iyo Sida Beeluhu U Kala Badsadeen [Akhrsio Beelaha:-]

    Magacaabistii Madaxweyne Muuse Biixi Shalayto Sameeyay Iyo Sida Beeluhu U Kala Badsadeen Akhrsio Beelaha:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Magacaabistii Madaxweyne Muuse Biixi Shalayto Sameeyay Iyo Sida Beeluhu U Kala Badsadeen Akhrsio Beelaha:-



Hargeysa (Gargaar) Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maalintii shalay ahayd waxaa uu magacaabis ku sameeyay iyo xilka qaadisba qayb ka mid ah xukuumaddiisa , haddaba akhristayaasha gargaar news ayaanu jecelnahay inay ogaadaan sida ay beelaha somaliland wada lihi u kala badsadeen xilalkii madaxweynuhu digreetada ku magacaabay 


HABAR AWAL
1. Axmed Xasan Cabdi Carwo Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe
2. Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka
3. Maxamuud Aadan Maal Xubin ka tirsan Guddida Qandaraasyada Qaranka
4. Maxamuud Axmed Xirsi Baar-cad Xubin Guddida Qandaraasyada Qaranka


HABAR JECLO
1. Nuux Maxamed Xuseen Aadan Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka

GARXAJIS
1.Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi Guddoomiyaha Baanka Dhexe
2.Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi Bidhaan Guddoomiye Ku –xigeen Guddida Qandaraasyada Qaranka
3. Maxamed Diiriye Xayd Nuur (Dib-jir) Xubin ka tirsan Guddida Qandaraasyada Qaranka
4. Cabdi Xuseen Cabdi Ibraahim La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Naafada

ARAB
1. Cabdi Giire Jaamac Kadiye Xubin ka tirsan Guddida Qandaraasyada Qaranka

SAMAROON
1. Cabdirashiid Cabdillaahi Hande Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Salal
2. Caasha Cabdillaahi Cilmi Xubin ka tirsan Guddida Qandaraasyada Qaranka

WARSANGALI
1. Cabdi Faarax Ducaale Xubin ka tirsan Guddida Qandaraasyada Qaranka