[Xog Culus:-] Hadal Madaxweyne Biixi Jeediyay Oo La Diiday In La Baahiyo Iyo Madaxweynaha Hadalkiisa Sababta Loo Qariyey

0
Thursday 19th April 2018 09:29:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xog Culus:-] Hadal Madaxweyne Biixi Jeediyay Oo La Diiday In La Baahiyo Iyo Madaxweynaha Hadalkiisa Sababta Loo Qariyey

    Muuqaalkani waa 1 Daqiiqo iyo 23 Il-bidhiqsi oo ka mid ah Khudbad uu Maanta Madaxweyne BIIXI u jeediyey Hawl-wadeennada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Muuqaalkani waa 1 Daqiiqo iyo 23 Il-bidhiqsi oo ka mid ah Khudbad uu Maanta Madaxweyne BIIXI u jeediyey Hawl-wadeennada


 Wasaaradda Warfaafinta.

Madaxweynuhu wuxuu ku talinayaa in Masuuliyiinta iyo Hawl-wadeennada Warfaafintu dhamaystaan khilaafkooda, balse sida aan maqlay 1 kaa minit iyo 23 il-bidhiqsi waa la diidday in laga siidaayo Tv-ga Qaranka, hal mar oo uu Idaacadda Radio Hargeysa ka baxayna Weriyihii Geliyey waa lagu canaantay.

Waxaan la fahmi karin sababta loo diiday in hadal talo-bixin ah oo Madaxweynuhu kaga hadlay khilaafka Warfaafinta ka taagan loo diiday in lagu baahiyo Warbaahinta Dawladda.

khudbadda Madaxweynuhu ka jeediyey W.Warfaafinta ee Saxaafadda Madaxa-bannaan la gaadhsiiyey intani way ka maqan tahay.