[Daawo:-] Xoghayaha Lagu Bedelay Xoghaye Uur-cadde Oo Maalintii Darraad Ahayd Xilka Laga Tuuray [Waa kuma?]

0
Wednesday 18th April 2018 13:41:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daawo:-] Xoghayaha Lagu Bedelay Xoghaye Uur-cadde Oo Maalintii Darraad Ahayd Xilka Laga Tuuray [Waa kuma?]

    Hargeysa (GGN)- Xoghaye cusub ayaa loo magacaabay xisbiga waddani haddaba muxuu ka bedeli doonaa hab dhaqanka guud ee xisbiga waddani in kastoo uu yahay ku-meel gaadh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Hargeysa (GGN)- Xoghaye cusub ayaa loo magacaabay xisbiga waddani haddaba muxuu ka bedeli doonaa hab dhaqanka guud ee xisbiga waddani in kastoo uu yahay ku-meel gaadh.


Dhawaan ayay ahayd markii guddoomiyaha xisbiga waddani mudane cirro iyo xoghayihii guud ee xisbiga waddani Mr Uurcadde ay is ku qabteen arrimo xisbiga waafaqsan , waxaana la sheegay in uurcadde laga xayuubiyey xilkii iyo xubinimadii xisbiga waddani



Gargaar News