Ex Wasiir Xuseen A Caydiid Oo Xildhibaanimadii Kaga Guuleystay Masuuliyiintii Kale [Akhriso War Soo Baxay]

0
Wednesday 18th April 2018 11:46:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Wasiir Xuseen A Caydiid Oo Xildhibaanimadii Kaga Guuleystay Masuuliyiintii Kale [Akhriso War Soo Baxay]

    Ex Wasiir Xuseen A Caydiid Oo Xildhibaanimadii Kaga Guuleystay Masuuliyiintii Kale Akhriso War Soo Baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Ex Wasiir Xuseen A Caydiid Oo Xildhibaanimadii Kaga Guuleystay Masuuliyiintii Kale Akhriso War Soo Baxay


Hargeysa (GGN) Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani iyo wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta Maxamed Muuse Abees oo isna Kulmiye ka tirsan ayaa maalmahan dambe waxa dhex marayay muran dhinaca sharciyada oo la xidhiidha cida kusoo xigta ee ku fadhiisanaysa kursiga xubinnimada golaha wakiillada ee uu ka baxay Alle ha u naxariisto Marxuum Xildhibaan Ibraahim Kacaan oo toddobaadkii inna dhaafay ku geeriyooday Hargeysa.

Marxuumka ayaa ka tirsanaa xisbiga talada haya ee Kulmiye isla markaasina laga soo doortay gobolka Hargeysa.

Hadaba Komishenka Doorshooyinka Qaranka ayaa kala saaray labadan masuul waxaanu sheegay in bakhti suguhu uu noqon doono Xuseen Axmed Caydiid.

Xuseen Axmed Caydiid ayaa noqonaya xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada Somaliland