Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Soo Saaray Wargeegto +[Maxay Ku Saabsantahy ]

0
Tuesday 17th April 2018 10:36:53 in Wararka by Xarunta Guud
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Soo Saaray Wargeegto +[Maxay Ku Saabsantahy ]

    Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Soo Saaray Wargeegto +[Maxay Ku Saabsantahy ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Soo Saaray Wargeegto +[Maxay Ku Saabsantahy ]



Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland isaga ka duulayaqodobka133aadee xeerka baanka dhexeXeer Lr. 54/2012,isla markaana fulinaya waajibaadka ku xusan qodobka4aad faqradiisa 4aad,qodobka83aad, 74aad, 92aad,iyo69aadfaqradiisa2aadee xeerka baanka dhexeXeer Lr.54/2012waxa uu soo saaray wareegtadan:



Waxa la farayaa bangiyada gaarka loo leeyahay (Private Banks), shirkadaha Caymiska (Insuranse Companis), Sarrifleyaasha lacagaha qalaad (Exchange Dealers), adeeg bixiyeyaasha lacagaha (Money Service Proiders), shirkadaha bixiya daymaha yaryar (Micro Finance Institutions), hawl wadeenada hababka lacag bixinta, Adeeg bixiyeyaasha dammaanadaha, hawlwadeenada hababkadammaanadaha iyo dhamaan Hay’adaha maaliyadeed ee ka shaqeeya gudaha dalkaSomaliland in ay:

  1. Iska diiwaan geliyaan baanka dhexe haddii aanay ruqsad ka haysan baanka.
  2. In ay Cusboonaysiistaan rusadohooda, haddii ay hore baanka ruqsad uga haysteenoo ay ruqsaddii(Licence) ka dhacday.

Sidaa daraadeedwaxa la farayaa dhamaan Hay’adaha Maaliyadeedee dalka gudihiisa ka shaqeeyain ay muddo sadex todobaadgudohood ah oo ka bilaabanta taariikhda wareegtadani soo baxday ku soo dhamaystiraan/buuxiyaan waajibaadka ku xusan wareegtadan.

ALLAA MAHAD LEH

BAANKA DHEXE EE JAMHUURIYADDA SOMALILAND