[DEG DEG:]Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Qayb Galaysa Shir Maalgashi Oo Ka Dhacaya Dalka Imaaraadka

0
Saturday 7th April 2018 10:06:50 in Wararka by Suuqa Hoose
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:]Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Qayb Galaysa Shir Maalgashi Oo Ka Dhacaya Dalka Imaaraadka

    Hargeysa(HLN);-Somaliland ayaa markii ugu horaysay taariikhda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
Hargeysa(HLN);-Somaliland ayaa markii ugu horaysay taariikhda

waxa ay ka qayb galaysaa kulanka sanadlaha ah ee maalgashiga oo lagu qabto Magaalada Dubay ee dalka Imaaraadka .

Kulana waxa qaban qaabiso dowladda Imaraatka.

Kulankani ayaa la filayaa inay kasoo qayb galaan in ka badan 500 oo daneeye , kuwaasi oo iskugu jira dowlado iyo shirkado ganacsi.

Ka qayb galkan shirkan ee Somaliland ayaa waxa uu u noqonaya mid muhiimadiisa leh iyadoo tani ku timid xidhiidhka wanaagsan ee xilligan ka dhaxeeya Somaliland iyo Imaaraadka