Maraakiibta Dagaalka Ee Shiinaha Iyo Ciidammadiisa Sida Gaarka U Tababaran Oo Maanta Hawlgalo Culus Ka Bilaabaya Soomaaliya. [Maxaa Soo Kordhay?]

0
Thursday 5th April 2018 09:47:42 in Wararka by Suuqa Hoose
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraakiibta Dagaalka Ee Shiinaha Iyo Ciidammadiisa Sida Gaarka U Tababaran Oo Maanta Hawlgalo Culus Ka Bilaabaya Soomaaliya. [Maxaa Soo Kordhay?]

    Hargeysa(HLN);-Maraakiibta dagaal ee dalka Shiinaha ayaa mar kale maanta oo khamiis ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(HLN);-Maraakiibta dagaal ee dalka Shiinaha ayaa mar kale maanta oo khamiis ah

 waxaa ay bilaabayaan in budhcad badeedka ka ilaaliyaan maraakiibta isticmaala xeebaha Soomaaliya.

Howlgalkan ayaa waxaa uu badelayaa mid hore u sii jiray, waxaana ka qeyb qaadanaya ilaa 700 oo ciidan, 2 helicopter iyo 10 askari oo ciidamada gaarka loo tababaray ah.

Laga soo bilaabo 2008-dii, Maraakiibta dagaalka ee Shiinaha waxa ay ilaaliyeen ilaa 6,000 oo markab oo gargaar sida, raashin, waxaana y sidoo kale bad-baadiyeen ama 60 markab.