Saaxiibo Muuqaal Toos Ah Ku Baahiyey Barta Facebook Live, Balse Isla markaasi Laga Daawaday Dhimashada Mid Ka Mid Ahaa !

0
Wednesday 4th April 2018 15:20:53 in Wararka by Suuqa Hoose
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saaxiibo Muuqaal Toos Ah Ku Baahiyey Barta Facebook Live, Balse Isla markaasi Laga Daawaday Dhimashada Mid Ka Mid Ahaa !

    Hargeysa(HLN);-Baraha bulshada ayaa muddooyinkan dambe waxay noqdeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(HLN);-Baraha bulshada ayaa muddooyinkan dambe waxay noqdeen

Baraha bulshada ayaa muddooyinkan dambe waxay noqdeen darriiqada ugu habboon ee dadka dunida daafaheeda ku kala nool ku xidhiidhaan, balse Dalka Maraykanka gaar ahaan Gobolka Texas ayaa waxa ka dhacday arrin aad u layaab badan oo aheyd in saddex ruux oo gaadhi wada saarnaa oo kala ahaa laba nin iyo haweenay ay si toos ah ugu baahiyeen adeega la yidhaa Facebook Live ee ay dadku iskaga soo duubaan muuqaalada ay sida tooska ah iskaga duubaan, kaasi oo ay ku muujinayeen Mid ka mid ah labadaasi nin oo gacanta ku haystay Baastoolad isla markaana haweenaydii wehelinaysay ku ciyaaraysay, laakiin ninkii gacanta ku hayey ayey nasiib darro Baastooladii si kedis ah oo lama filaan ah ay xabadi uga fakatay oo ay gallaafatay nolosha Ninkii gacanta ku haystay oo la odhan jiray Devin Holmes, ninkaasi ayaa geeriyooday xilli ay dadku si toos ah ugala socdeen kana daawanayeen baraha bulshada.

Dhacdooyinka noocaasi ah ayaa aad ugu soo badanaya guud ahaan dadka baraha bulshada aadka u isticmaala.