DEG DEG:- Puntland Oo Dil Toogasho Ku Riday Sarkaal Ka Tirsan Militariga Somaliland+Sidee Ayay Wax U Jiraan?

0
Tuesday 3rd April 2018 13:55:02 in Wararka by Suuqa Hoose
  • Visits: 1755
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:- Puntland Oo Dil Toogasho Ku Riday Sarkaal Ka Tirsan Militariga Somaliland+Sidee Ayay Wax U Jiraan?

    Hargeysa(HLN);-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(HLN);-

Maxkamada Ciidamada Maamulka Puntland ayaa dil toogasho ku xukuntay sarkaal ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland kaasi oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Guure.

Kabtan Maxamuud ayaa dhawaan kasoo goostay ciidama Puntland isagoo wata gaadhi iyo hub kala duwan waxaana uu isku soo dhiibay ciidamada qaranka Somaliland.

Xaflad todobaadkii hore lagu qabtay taliska ciidanka qaranka Somaliland ayaa sarkaalkan loogu dalacsiiyey darajada saddex xiddiglaha.