[WAR DEG DEGA]:-Madaxweynaha Oo Ku Dhawaaqay In Ciidanku Amar u Qabaan Dagaal Inay Qaadaan+Halkay Ku Qaadayaan

0
Monday 26th March 2018 10:18:02 in Wararka by Xarunta Guud
  • Visits: 843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR DEG DEGA]:-Madaxweynaha Oo Ku Dhawaaqay In Ciidanku Amar u Qabaan Dagaal Inay Qaadaan+Halkay Ku Qaadayaan

    [WAR DEG DEGA]:-Madaxweynaha Oo Ku Dhawaaqay In Ciidanku Amar u Qabaan Dagaal Inay Qaadaan+Halkay Ku Qaadayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[WAR DEG DEGA]:-Madaxweynaha Oo Ku Dhawaaqay In Ciidanku Amar u Qabaan Dagaal Inay Qaadaan+Halkay Ku Qaadayaan


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ku amray taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa kulan degdeg ah la qaatay saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aan loo dulqaadan karin qaraxyada iyo dhibaatada Al-shabaa ku hayan dadka shacabka ah.


Waxa uu madaxweynaha amray sidoo kale, in la xoojiyo duqeymaha dhanka cirka ah eel ala eeganayo dagaalyahannada Al-shabaab.

Sarkaal ka tirsan xoogga dalka ayaa inoo sheegay in maalmaha soo aadan la qaadi doono weeraro xooggan oo ka dhan ah Al-shabaab, balse meelaha laga bilaabayo lama oga.