[DEG DEG]:- Villa Somalia Oo War Deg Deg Ah Kasoo Saartay Xaalada Cakiran Oo Muqdisho Ka Taagnayd+[Maxay Tahay Xaladu?]

0
Thursday 22nd March 2018 15:48:06 in Wararka by Xarunta Guud
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Villa Somalia Oo War Deg Deg Ah Kasoo Saartay Xaalada Cakiran Oo Muqdisho Ka Taagnayd+[Maxay Tahay Xaladu?]

    [DEG DEG]:- Villa Somalia Oo War Deg Deg Ah Kasoo Saartay Xaalada Cakiran Oo Muqdisho Ka Taagnayd+[Maxay Tahay Xaladu?]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

data-ad-slot="6963869434">
[DEG DEG]:- Villa Somalia Oo War Deg Deg Ah Kasoo Saartay Xaalada Cakiran Oo Muqdisho Ka Taagnayd+[Maxay Tahay Xaladu?]


Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay saraakiil ka tirsan Kooxda Shabaab oo usoo goostay dhanka dowlada.

Agaasimaha warfaafinta Villa Somalia Axmed Nuur oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu ku faraxsan yahay Shabaab-ka isa soo dhiibaya.

Sidoo kale, waxaa uu ka hadlay muhiimada ay dowlada u leedahay madaxdii Shabaab oo dhanka dowlada soo aadaya.

Sidoo kale, waxaa uu tilmaamay waxyaabaha dowlada ugu qorsheysan Shabaab-ka isa soo dhiibaya.


Macalin Geedow Aadan oo ka mid ahaa madaxda Shabaab ayaa ah sargaalkii ugu dambeeyay ee dhanka dowlada usoo goostay.

Waxaa uu sheegay iney diyaar uyihiin iney la dagaalamaan kooxda Shabaab.