Ciidamo qabsaday bankiga dhexe ee garowe.

Garowe-gargaarnews: Ciidamo ka gadoodsan mashaar la’aan ayaa maanta qabsaday Bangiga dhexe ee magaalada garowe, ciidamadaan oo ka tirsan ciidanka PIAda ee la dagaalama argagixisada ayaa galabta si lamo filaan ah ula wareegay gebihaanba gacan ku haynta bankiga dhexe ee dawlada puntland.

Waxaa in mudo ahba ¬†jirtay cabasho ku saabsan mushaar la’aan oo ka soo yeeraysay shaqaalaha iyo ciidamada dawlada puntland.

Taliyaha ciidanka booliska iyo madax kale ayaa ku jira dadaal la doonaayo in bankiga looga ka xeeyo Ciidankaan gedoodsan laakiin weli laguma guulaysan.

Wixii ka soo kordha halkaan kala soco. images-2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *